Garowe —
Dowlad Goboleed Puntland, oo wadda dadaallo ay ku xakamaynayso hubka sharci darrada ah, ayaa soo saartay amar ay ku diiwaangalinayso waxii hub...
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ka dhacay kulan lagu soo bandhigayay wax ka bedelka xeerka warbaahinta iyo xeerka nidaamiyaha helista xogta...
Addis-Ababa —
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digay in hubka la geeyey Soomaaliya uu kasii dari karo colaadda, loona weecin karo argagixisada, sida...