Puntland oo soo saatay amar la xiriira hubka

0
122


Garowe — 
Dowlad Goboleed Puntland, oo wadda dadaallo ay ku xakamaynayso hubka sharci darrada ah, ayaa soo saartay amar ay ku diiwaangalinayso waxii hub ah ee lagu haysto gudaha Puntland.
Arrinkan ayaa yimid kadib markii wasaaradda amniga ee Puntland ay magaalada Garowe ku qabtay kulan looga hadlayey siyaasadda xakameynta iyo la socodka hubka.
Nuux Muuse Birjeeb ayaa faahfaahinta warkan ka soo diray Garowe.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here