25.3 C
Mogadishu

Dagaalada Caalamka

RW hore Khayre oo ka hadlay dagaal ka dhacay guriga uu ka deggan yahay Muqdisho.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in xilli ay shir kula jireen… Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in xilli ay shir kula jireen ugaaska beesha Murusade iyo odayaal dhaqameed lagu soo weeraray goobtii ay ku sugnaayeen, Wuxuu ku eedeeyay maamulka uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu ka dambeeyay weerarkaasi.

Somalia: Fighting Erupts in Mogadishu as Opposition Figures Accuse Government of Crackdown

Mogadishu — Clashes broke out in the Somali capital, Mogadishu, on Wednesday evening after security forces reportedly targeted locations linked to opposition leaders, escalating political tensions ahead of a planned anti-government demonstration.

Dowladda Somalia oo u hanjabtey ciidamada mucaaradka.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan aqbali doonin jiritaanka ciidamo hubeysan oo ka baxsan hay’adaha… Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan aqbali doonin jiritaanka ciidamo hubeysan oo ka baxsan hay’adaha amniga dalka, kaddib dagaal ka dhacay degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir.

Mogadishu standoff: opposition takes up positions a stone’s throw from Villa Somalia

MOGADISHU (Somaliguardian) – The streets of Mogadishu hummed on Tuesday night with the low, electric tension of a city that has known war too well and fears, with a dread rooted in lived experience, that it is being pulled once again toward its edge.

Somalia: Gun battles erupt in Mogadishu after raid on ex-PM’s home

MOGADISHU (Somaliguardian) – Heavy gun battles erupted in Somalia’s capital on Wednesday after federal government forces launched an assault on the residence of prominent opposition figure and former Prime Minister Hassan Ali Khaire, sparking fears of a descent into protracted civil conflict.

HIQ oo daahfurtay ereybixin amniga saaybarka ee Af-Soomaaliga

HIQ oo daahfurtay ereybixin amniga saaybarka Muqdisho, 1 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka & Suugaanta iyo Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), ayaa maanta xarunta AGA ku daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga, taas oo ujeeddadeedu tahay horumarinta iyo mideynta ereyada casriga ah ee la xiriira ilaalinta dhijitaalka ah.

Mucaaradka iyo Dowladda oo Abaabul Ciidan ka wada Muqdisho iyo xiisad hor leh

Muqdisho ayaa gashay jawi siyaasadeed oo aad u kacsan, iyadoo si weyn looga dareemayo dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo abaabul siyaasadeed oo ay wadaan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Mucaaradka Soomaaliyeed, kahor bannaanbaxyo la qorsheeyay in 6-da June lagu qabto caasimadda.

Waan-waan Siyaasadeed oo ka Bilaabatay Muqdisho

Waxaa socda dadaallo lagu dejinayo xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, kaddib markii xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo ergo ka ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay gaareen guriga Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

DFS oo ku dhawaaqday goobaha lagu qaban karo Banaanbaxa Mucaaradka.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goobo cayiman u asteeyay banaanbaxa mucaaradka, halka ay mucaaradku diideen Maamulka ayaa sheegay in ay mucaaradka u asteeyeen goobo gaar ah oo ay ku qabtaan banaanbaxooda, kuwaas oo kala ah Garoonka Koonis, Garoonka Muqdisho Stadium iyo Garoonka Jaamacadaha ee degmada Hodan.

Cosoble oo sheegay in ay suurta-gal tahay in qorshaha Faroole uu ka hirgalo Xamar

Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiga Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa qoraal kulul oo uu soo dhigay bartiisa Facebook ku weeraray dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee ay hoggaamiyayaasha mucaaradka ka wadaan magaalada Muqdisho, isaga oo ku eedeeyay inay wadaan abaabul horseedi kara qalalaase iyo dagaal ka dhaca caasimadda.

Cosoble oo sheegay in ay suurta-gal tahay in qorshaha Faroole uu ka hirgalo Xamar

Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiga Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa qoraal kulul oo uu soo dhigay bartiisa Facebook ku weeraray dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee ay hoggaamiyayaasha...

“Waxaad tahay nin waalan oo aan abaal lahayn” – Trump oo weerar ku qaaday Netanyahu

Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si caro leh ula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, kadib markii Israa’iil ay kordhisay howlgalkeeda militari ee Lubnaan, islamarkaana ay qorsheysay duqeymo ka dhan ah caasimadda Beirut.

Recent articles