Fresh uncertainty clouded efforts to cool the Middle East crisis on Monday after US President Donald Trump insisted negotiations with Iran were still moving...
Labada dal ee Muslim-ka ee Israel beegsan doonto kadib Iran oo la shaaciyey 2026-06-02 10:00 Caasimada Online Muqdisho (Caasimada Online) – Basaaskii hore ee Israa'iili Mareykanka ah Jonathan Pollard ayaa sheegay in Israel ay suuragal tahay inay weerarto Masar iyo Turkey mustaqbalka dhow, xilli xiisadaha gobolka ay sii kordhayaan.
Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in dhammaadkii toddobaadka ay duqeysay fariisimo ciidan oo ay Iiraan leedahay, halka Tehran ay sheegtay inay dhankeeda kaga jawaabtay weerar ay ku qaaday saldhig ciidan oo Mareykanku leeyahay.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Israa'iil iyo Hezbollah ay ku heshiiyeen inay joojiyaan dagaalka, taasoo rajo weyn u ah dad badan oo Lubnaan ku nool oo ka soo qaxay weerarada milatari ee Israa'iil ay ku qaadayso koonfurta Lubnaan.
Jeneraal hore oo Suuriyaan ah ayaa maxkamad ku taal Austria lasoo taagay, isagoo diiday kiiska lagu soo oogay ee ah jirdilka dadkii kasoo horjeeday Madaxweynihii xilka laga qaaday ee Bashar al-Assad.
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Xaalad aad u cakiran ayaa ka jirta gudaha Galmudug, iyadoo dadka ku dhaqan magaalada Dhuusamareeb ay hadal hayaan suurta-galnimada in dagaal ka dhaco magaaladaas.
Diplomatic Row Over Nairobi Meeting
Nairobi, Kenya — A major diplomatic controversy has erupted involving Somalia's embassy in Kenya, after the countr...
Sanbaloolshe ayaa si adag uga horyimid qorshaha muddo kororsiga Villa Somalia, isagoo ka digay cawaaqibka ogolaanshaha hal sano oo sharci-darro ah. Warar Soomaaliya.