New York —
Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi oo hadda ka mid ah wafdiga Dowladda Soomaaliya ee ka qeybgalaya Shirka Golaha Guud...
Baydhaba —
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta ka hadlay xiisaddii siyaasadeed ee ka dhalatay taageeridii ay qaar ka mid...
Muqdisho —
Culumada Soomaaliyeed oo maalamahaan shi ku lahaa magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xiisadda sii kululaanaysa ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Ethiopia.Bayaan ay...
Weli waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ku xeeran muranka ka dhashay heshiiskii Badda ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Ethiopia. Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya Cabdulqaadir...
Caabudwaaq —
Maamul goboleedka Galmudug ayaa soo saaray war saxaafadeed ku saabsan shaqaaqada ka dhalatay hubkii lagu dagaalamay shalay ee degaanka Siila-madow.War saxaafadeed ay...