27.2 C
Mogadishu

Tag: Xasan

Maxaa lagu fasiri karaa safarada badan ee madaxweyne Xasan ee Eritrea?

Asmara —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho dib ugu noqday ka dib booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka...

Madaxweyne Xasan oo soo geba-gebeeyey safarkii Eritrea

Asmara —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Muqdisho kaidb booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay Eritrea.Madaxweyne Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar ku tegay Eritrea

Asmara —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan la shaacin galabta ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, oo xulufo dhow ay...

Xasan Sheekh oo sheegay in ay ka go’an tahay doorasho qof iyo cod ah

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay dhowaan siin doonaan fursadad ay codadkooda ku dhiibtaan, dalkana ay gaarsiin...

Madaxweyne Xasan oo beeniyey inay wadahadal kula jiraan Al-Shabaab

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ay wadahadal uu u dhaxeeyo dowladda Soomaaliya...

Madaxweyne Xasan oo mar kale tegay furimaha dagaalka

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale maanta booqasho ku tagay mid ka mid ah degaannada ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe...

Muuse Biixi oo mar kale farogelin ku eedeeyey Xasan Sheekh

Hargeysa —  Somaliland ayaa xalay laga xusay munaasabada 26-ka June. Somaliland waxay horay u sheegtay in midnimadii ay la gaartay Koonfurta Soomaaliya ay la...

Madaxweyne Xasan oo mar kale ka hadlay xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xiisadda u dhexysa Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa sheegay in Addis Ababa aysan isku heysanin in ay marin...

Amiirka Qatar oo taleefon kula hadlay Xasan Sheekh iyo Abiy Ahmed

Doha —  Warar laga soo xigtay diblomaasiyiinta Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa sheegaya in Amiirka Qatar, Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani uu si...

Muxuu Xasan Sheekh ku sheegay khudbaddii uu ka jeediyay Oslo?

Washington —  Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa xalay dalka Norway kula hadlay jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaaqan halkaasi, isaga...

Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh u tagay Norway?

Oslo —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho saddax maalin ay uga billaabatay dalka Norway kadib markii isaga iyo wafdi uu hogaaminayo casuumaad...

Xasan Sheekh oo booqday xarunta ugu weyn ganacsiga Soomaalida Islii

Nairobi —  Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo xalay booqasho ku tagay xaafadda Soomaalida ee islii ee magaalada Nairobi ayaa bogaadiyay hormarka...

Recent articles

spot_img