19.9 C
New York

Muxuu Xasan Sheekh ku sheegay khudbaddii uu ka jeediyay Oslo?

Published:


Washington — 
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa xalay dalka Norway kula hadlay jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaaqan halkaasi, isaga oo warbixin ka siiyay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan dagaalka Al Shabab, dowlad-dhiska iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo haya Nur Hassan Nur.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img