More

    Tag: xalay

    Talaado, Mar 18, 2025-Israa’iil oo in ka badan 100 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay xalay ka fulisay Qasa

    Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Israa’iil oo ka baxday xabbad-joojintii horseeday hakinta duqeymihii ay ka waday Qasa, ayaa xalay duqeymo is xigxigay...

    Faah-faahinta duqeynt uu xalay Mareykanka ka geystay Somaliya

    BOOSAASO — Millatariga Mareykanka ayaa Sabtidi shalay weerarki ugu horreeyay oo dhinka cirka ah ka fuliyay Soomaaliya, tan iyo marki uu xafiiska dib...

    Talaado, Jan 14, 2025-Booliska Soomaaliya oo Qaraxyo Xalay laga maqlay Muqdisho ku tilmaamay miinooyin dheemish ah

    Booliska Soomaaliya oo Qaraxyo Xalay laga maqlay Muqdisho ku tilmaamay miinooyin dheemish ah ...

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xalay ka khudbeeyay Shirka Golaga Guud ee QM

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa xalay khudbad ka jeediyay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Ra'iisul Wasaaraha ayaa...

    Tartanka Champions League ee Yurub oo xalay furmay

    Madrid —  Waxaa xalay furmay tartanka xiisaha leh ee dhinaca kubadda cagta ee kooxaha horyaallada Yurub ee loo yaqaanno Uefa Champions League. Tartanka ayaa xilli...

    Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo xalay khadka telefoonka ku wada hadlay

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud iyo madaxweynaha Turkiga Racep Tayep Erdogan, ayaa xalay ku wadahadlay khadka teleefanka , sida lagu sheegay war kooban...

    Weerar khasaaro ba’an dhaliyay oo xalay lagu qaaday Xeebta Lido ee Muqdisho

    In ka badan 15 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay ugu yaraan 140 kalana ay ku dhaawacmeen, kaddib weerar loo adeegsaday qarax...

    Sh. Cusmaan Xiddig oo xalay ku geeriyooday Muqdisho

    Magaalada Muqdishu waxaa xalay ku geeriyooday Sheekh Cusmaan Sheek Cumar Sheekh Daauud oo loo yaqaan Sheekh Cusmaan Xiddig oo ka mid ah culimada...

    Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo xalay ka dhacay Muqdisho

    Muqdisho —  Booliska Soomaaliya ayaa sheegay, in ugu yaraan 5 qof ay ku dhinteen, 20 kalana ku dhaawacmeen qarax xalay fiidkii ka dhacay bannaanka...

    Ciyaaraha Todobaadka Soomaalida Toronto oo xalay furmay

    Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa xalay ka furmay cayaaraha toddobaadka Soomaalida oo lasoo qabanayay soddonkii sano ee u dambeeyay.Qaban qaabiyeyaasha ayaa ujeedka...

    Dhalinyaro ku tartamay nadaafadda deegaanka oo xalay Muqdisho lagu guddoon-siiyay abaalmarinno

    Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu abaal mariyay dhallinyaradii ka shaqeyneysay Mashruuc waddani ah oo loogu magac daray "Xus oo xaaqo" kaas oo ahaa...

    Muqdisho oo xalay laga xusay munaasabadda 26-ka June

    Muqdisho —  Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabadda 26-ka June oo ku saabsan maalintii Gobollada Waqooyi ee Somalia ee hadda loo yaqaanno Somaliland...

    Maleeshiyada Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Bardaale

    Baydhaba —  Maleeshiyaadka al-Shabab ayaa xalay weerar kusoo qaaday degmada Bardaale ee gobolka Bay, waxaana ku dhaawacmay weerarkaas ugu yaraan saddex askari sida ay...