More

    Tag: Xaaji

    Ciidamada Jubaland iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Buulo Xaaji

    Kismaayo —  Dagaal khasaare gaystay ayaa saaka ka dhacay deegaanka Buulo Xaaji, kaasi oo dhex maray ciidamada Jubaland iyo kooxda Al-Shabaab.Jubaland ayaa sheegtay in...

    Wariye Cabdirasaq Xaaji Siraad oo geeriyooday

    Hargeysa —  Allah ha u naxariistee, waxaa xalay Isbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday, wariyihii hore ee Laanta Af-Soomaaliga ee BBC, Cabdirasaq Xaaji...

    Caweyska Washington: Taariikhda fannaankii Maxamuud Xaaji Cali Gaaywarow

    WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan taariikh kooban oo ku...

    Jubaland oo guul ka sheegatay dagaal ka dhacay Buulo Xaaji

    Kismaayo —  Deegaanka Buula Xaaji oo 65 km dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta weerar ku qaaday maleshiyaadka Kooxda Al-Shabaab,...

    Wareysi: Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo la hadlay VOA

    Nairobi —  Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo ka mid ah suugaanleyda iyo jilayaasha Soomaaliyeed ayaa VOA uga warramay waayihiisa nololeed iyo xirfadda shaqo uu...

    Wicitaanka Dhageystaha: Aamina Xaaji Cilmi

    Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay yihiin tacaddiyada ugu badan ee ay la kulmaan dumarka ku nool...

    Martida Makarafoonka: Maxamed Cismaan Xaaji

    Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Maxamed Cismaan Xaaji oo ah Guddoomiyaha Dalladda...