More

    Tag: VOA

    Bandhigga VOA: Isku daweynta dhirta iyo goobaha cilaajka

    Bandhigga VOA: Isku daweynta dhirta iyo goobaha cilaajka Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isu daweynta dhirta iyo goobaha cilaajka iyo...

    Bandhigga VOA: Dagaal beeleedyada ka socda qeybo ka mid ah Soomaaliya

    Bandhigga VOA: Dagaal beeleedyada ka socda qeybo ka mid ah Soomaaliya Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay colaad beeleedyada toddobaadyadii ugu...

    Ileyska VOA: Maxaa Beledweyne ka dhigay bartilmaameedka labaad Al-Shabaab?

    Ileyska VOA: Maxaa Beledweyne ka dhigay bartilmaameedka labaad Al-Shabaab? Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta Al-Shabaab ay Beledweyne uga dhigteen...

    Bandhigga VOA: Fursadaha waxbarasho dibadeed ee dhallinyarada Soomaaliyeed

    Bandhigga VOA: Fursadaha waxbarasho dibadeed ee dhallinyarada Soomaaliyeed Read More

    Wareysi: Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo la hadlay VOA

    Nairobi —  Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo ka mid ah suugaanleyda iyo jilayaasha Soomaaliyeed ayaa VOA uga warramay waayihiisa nololeed iyo xirfadda shaqo uu...

    Ileyska VOA: Halista ay la kulmaan weriyayaasha ka soo warrama colaadaha

    Ileyska VOA: Halista ay la kulmaan weriyayaasha ka soo warrama colaadaha Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista ay la kulmaan...

    Bandhigga VOA: Sidee u shaqeeyaa nidaamka xeer-beegtida Mareykanka?

    Bandhigga VOA: Sidee u shaqeeyaa nidaamka xeer-beegtida Mareykanka? Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay nidaamka xeer beegtida Maxkamadaha Mareykanka iyo sida...

    Bandhigga VOA: Ahmiyadda kursiga Golaha Ammaanka u leeyahay Soomaaliya

    Bandhigga VOA: Ahmiyadda kursiga Golaha Ammaanka u leeyahay Soomaaliya Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; ahmiyadda uu Soomaaliya u leeyahay kursiga...

    ILEYSKA VOA: Ahmiyadda is-cafinta ee xalinta colaadaha Soomaalida

    ILEYSKA VOA: Ahmiyadda is-cafinta ee xalinta colaadaha Soomaalida Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay is-cafinta iyo ahmiyadda ay u leedahay colaadaha,...

    TACSI: VOA Soomaali oo u tacsiyeneysa Xuseen Jaabiri

    Dhammaan shaqaalaha Laanta Af-Soomaaliga ee VOA, oo uu ugu horreeyo madaxa laanta, Cabdiraxman Yabarow, waxay tacsi tiiraanyo leh gaarsiinayaan Xuseen Xaaji Jaabiri. Shaqaalaha VOA...

    Bandhigga VOA: Xogta dagaalka Al-Shabaab iyo Daacishta Soomaaliya

    Muqdisho —  Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isku dhacyada u dhaxeeya maleeshiyooyinka Al-Shabaab iyo Daacish ee Soomaaliya iyo halista ka...

    Muxuu Ruto ku sheegay wareysi gaar ah oo uu siiyay VOA?

    Washington —  Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa mar kale difaacay ciidamada ay dowladdiisu damacsantahay in ay u dirto dalka Haiti, isaga oo sheegay in...

    Wareysi: Saabey oo la hadlay VOA kadib eedihii lagu waayey

    Muqdisho —  Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa dhawaan danbi ah ku weysey qaar ka mid ah mas’uuliyiin xilal soo qabtay oo lagu eedeeyey musuq-maasuq.Dadka la...

    Ileyska VOA: Isku dhacyada iyo dilalka qabaa’il ee ka socda gobollada dhexe

    Ileyska VOA: Isku dhacyada iyo dilalka qabaa'il ee ka socda gobollada dhexe Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isku dhacyada iyo...

    Bandhigga VOA: Isbitaalka Hargeysa iyo daweynta xanuunka kansarka

    Bandhigga VOA: Isbitaalka Hargeysa iyo daweynta xanuunka kansarka Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay: Isbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa iyo daweynta...

    Bandhigga VOA: Marxaladihii uu soo maray doorka odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed

    Bandhigga VOA: Marxaladihii uu soo maray doorka odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Doorka odayasha Dhaqanka Soomaalida iyo...