More

    Tag: Soomaali

    Soomaali ku xiran xabsiyada Sacuudiga oo laga warbixiyay

    RIYADH — Dowladda Sooaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay xaaladda muwaadiniin Soomaali ah oo ku xiran xabsiyada dalka Sacuudiga, kuwaasoo qaarkood lagu xakumay dil.Qaar...

    Bandhigga VOA: Malaayiin Soomaali ah oo wajahaya halis gaajo

    Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ku dhawaad 4.4 milyan oo qof oo halis gaajo ku wajahaya Soomaaliya bisha Juun,...

    Khamiis, Feb 6 , 2025-16 Tahriibayaal Soomaali ah oo laga soo badbaadiyay biyaha dalka Aljeeriya

    Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Cutubyo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee dalka Aljeeriya, ee ka hoos shaqeeya Taliska Ciidanka Badda, ayaa...

    Burcad badeed Soomaali ah oo haysata markab oo dalbaday $10 milyan

    Xaafuun —  Burcad badeed bishii hore ku afduubtay markab kalluumeysi, oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo ay la socdeen 18 shaqaale xeebaha waqooyi bari...

    Dhallinyaro Soomaali ah oo dib looga soo celiyey Libya

    Muqdisho —  Ku dhowaad 180 dhallinyaro tahriibayaal Soomaali ah, oo ku dhibaateysnaa dalka Libya, ayaa shalay ay dalka dib ugu soo celisay dowladda Soomaaliya...

    22 qof oo Soomaali ah oo ku dhintay xeebaha Madagascar

    Muqdisho —  Illaa 22 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay markii dooni ay la socdeen kula degtay xeebaha waqooyi-galbeed ee jasiiradda Madagascar, sida...

    Ururro Soomaali ah oo caawiya Soomaalida ku cusub Canada

    Ururrada Soomaalida ee ka dhisan magaalada Niagara Fallas ee gobolkan Ontario ee dalka Canada oo xuduud la leh magaalada Buffalo ee gobolka New...

    Soomaali laga soo celiyey Tunisia oo maanta yimid Muqdisho

    Muqdisho —  Qaxooti Soomaali ah oo laga soo celiyey dalka Tunisia ayaa maanta ka soo degey garoonka Adan Cade ee magaalada Muqdisho.Dowladda federaalka Soomaaliya...

    18 jir Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka

    Columbus —  Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, waxaa Axaddii shalay lagu aasay wiil 18 jir Soomaali ah oo rag hubeysani ay...

    Gabar Soomaali ah oo ku guuleysatay doorasho ka dhacday Belgium

    Brussels —  Sahra Mohamed Khaliif, oo ah gabar asal ahaan kasoo jeedo Soomaaliya, kana mid ah Soomaalida dalka Holand ayaa ku guuleystey kursiga baarlamaanka...

    Saraakiil boolis Soomaali Canadian ah oo telefoonnadooda la dhageystay

    Ottawa —  Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Canada, gaar ahaan kuwa magaalada Ottawa ee caasimadda dalkaas, ayaa aad wax looga xumaado ku tilmaamay, kadib markii...

    Bandhigga VOA: Dhallinyaro Soomaali ah oo ku go’doonsan Brazil

    Bandhigga VOA: Dhallinyaro Soomaali ah oo ku go'doonsan Brazil Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaalida ee muhaajiriinta ah ee...

    Dhalinyaro Soomaali ah oo laga sii daayay xabsiyo ku yaalla Sudan

    Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xabsiyada dalka Suudaan ee uu dagaalku ka socdo ka sii deysay 31 dhallinyaro Soomaali ah oo bilo...

    Wicitaanka Dhageystaha: Manhajka Ileys Af Soomaali

    Ku soo dhowaada barnaamijka wicitaanka dhegaystaha, waxaa marti ku ah Nimco Nur oo ah macallim wax Af-Soomaaliga ka dhigta iskuullada dalka Finland, isla...

    Taxanaha wareysiyo aan la yeelannay Soomaali kasoo qaxday Ukraine

    Marki uu billowday dagaalka uu Ruushka ku qaaday waddanka jaarka la ah ee Ukraine bishii Febraury ee sannadki 2022-ki, waxaa dadki uu saameeyay...

    Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu dilay xadka Kenya iyo Uganda

    Nairobi —  Magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya waxaa shalay lagu aasay gabar dhallinyaro ah oo ka mid aheyd saddex qof oo Soomaali ah Jimcihi...