Bandhigga VOA: Malaayiin Soomaali ah oo wajahaya halis gaajo

0
203


Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ku dhawaad 4.4 milyan oo qof oo halis gaajo ku wajahaya Soomaaliya bisha Juun, gaar ahaan abaarta awgeed, sida lagu sheegay warbixin ay taageerto Qaramada Midoobay (QM).
Waxaa inoo soo jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here