More

    Tag: socda

    Jimco, Apr 25, 2025-Guddoomiyaha Midowga Afrika oo sheegay in Soomaaliya ay wali u baahan tahay ciidamo nabad ilaalineed oo ka socda Midowga Afrika

    Guddoomiyaha Midowga Afrika oo sheegay in Soomaaliya ay wali u baahan tahay ciidamo nabad ilaalineed oo ka socda Midowga Afrika ...

    Dowladda Federaalka oo soo saartay digniino ku socda shacabka

    Muqdisho —  Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay maanta farriimo digniin ah oo dadka lagu wargelinayo inay ka fogaadaan aagagga ay ka dhow...

    Faah-faahin ku saabsan dagaallada ka socda Hiiraan

    Beledweyne —  Ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka ee Macawisley ayaa sheegay in ay guulo ka gaareen dagaal maanta ay maleeshiyada Al-Shabaab kula galeen deegaanka...

    Dagaallada ka socda Hiiraan oo sii xoogeystay

    Buuloburte —  Waxaa sii xoogeysanaya dagaallada ka socda gobolka Hiiraan ee u dhaxeya ciidaamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa degaanka oo isku dhinac ah,...

    Dagaal culus oo maalinkii labaad ka socda Hiiraan

    Halgan —  Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda oo kaashanaya xoogagga dadka degaanka iyo kooxda Al-Shabaab uu...

    Wafdi sare oo ka socda Itoobiya oo gaaray Muqdisho

    Muqdisho —  Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaaray wafdi ka socda dowladda Ethiopia. Wafdigan ayaa waxaa hogaamineysay wasiirka gaashaandhiga Aisha Mohamed. Sidoo kale waxaa wafdigan...

    Dadaallo ku aadan isbeddelka cimilada oo ka socda Boorama

    Boorama —  Dadaallo ku aaddan ka-hortagga khasaaraha ay keenaan fatahaadaha roobabka iyo abaaraha ayaa ka socda magaalada Boorama ee gobolka Awdal. Kulamada ayaa sidoo kale...

    Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka socda Jubaland

    Kismaayo —  Waxaa gobolka Jubada Hoose laga dareemayaa dhiilo colaadeed iyo dhaq-dhaqaaqyo militari.Dowladda Somaaliya ayaa shalay ciidamo diyuurado ku geysay deegaanka Raas Kambooni oo...

    Mashruucyo horumarin oo ka socda Laascaanood

    Laascaanood —  Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka socda mashruucyo horumarin oo dhinacyo badan leh, gaar ahaan dhismaha wadooyin cusub, sida uu sheegay maayarka degmada...

    Wafti sare oo ka socda IGAD oo maanta gaaray Muqdisho

    Muqdisho —  Wafdi sare oo ka socda Urur goboleedka IGAD ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.Wafdiga oo si weyn Muqdisho loogu soo dhaweeyey ayaa...

    Ethiopia oo sheegtay inaanay daawade ka noqonaynin, arrimaha ka socda gobolka

    Dawladda Ethiopia ayaa si adag uga hadashay xaaladda ammaanka ee gobolka Geeska Afrika, iyo weliba walaaca ay ka qabto xilliga kala guurka ee...

    Wefti ka socda Sucuudiga oo booqasho ku tegey Muqdisho

    Ciidamada dawladda ayaa adkeeyay amaanka caasimadda iyada oo meelaha qaar isku socodka uu adkaa. Wafdi ka socda dawladda Carbeed ee Sucuudiga ayaa maanta soo...

    Warbixin guud oo ka hadlaysa ciyaaraha Olympics ee ka socda Paris

    Caasimadda dalka Faransiiska ee Paris waxaa ka socda ciyaarihii Olombikada (Olympics), kuwaas oo sannadkan ku soo beegmay, xilli ay caalamka ka jiraan xiisado...

    Tallaalka Dabaysha oo ka socda deegaanada Khaatumo

    Tallaalka Dabaysha oo ka socda deegaanada Khaatumo Magaalada Laascaanood iyo guud ahaan deegaanada SSC Khaatumo waxaa ka billowdey Talaalka ka hortagista xanuunka Dabaysha. Read More

    Shirka cadaaladda Soomaaliya oo ka socda Kismaayo

    Kismaayo —  Shir ay ka qeyb galayaan saraakiisha maxkamadaha, garsoorayaasha iyo madaxda wasaaradda cadaaladda Soomaaliya ayaa ka soconaya Kismaayo maalintii sadexaad waxaana lagu wadaa...

    Bandhigga VOA: Dagaal beeleedyada ka socda qeybo ka mid ah Soomaaliya

    Bandhigga VOA: Dagaal beeleedyada ka socda qeybo ka mid ah Soomaaliya Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay colaad beeleedyada toddobaadyadii ugu...