24.9 C
New York

Dagaallada ka socda Hiiraan oo sii xoogeystay

Published:

[ad_1]

Buuloburte — 
Waxaa sii xoogeysanaya dagaallada ka socda gobolka Hiiraan ee u dhaxeya ciidaamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa degaanka oo isku dhinac ah, iyo kooxda Al-Shabaab.
Dagaalo aad u culus ayaa labada dhinac ku dhexmaray saacadahii ugu dambeyay dhulka ku teedsan jiinka wabiga, gaar ahaan inta u dhaxeysa degmooyinka Halgan iyo Buuloburte.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img