32.6 C
New York

Faah-faahin ku saabsan dagaallada ka socda Hiiraan

Published:

[ad_1]

Beledweyne — 
Ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka ee Macawisley ayaa sheegay in ay guulo ka gaareen dagaal maanta ay maleeshiyada Al-Shabaab kula galeen deegaanka Jicibow ee gobolka Hiiraan.
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Muuse Salaad Wehliye, ayaa khadka taleefanka kula hadlay wariyaha VOA ee gobolka Hiiraan, Xuseen Xasan Dhaqane, weydiiyay dagaalladii maanta meelaha ay ka dheceen iyo khasaarihii ay geysteen.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img