20.8 C
New York

Dowladda Federaalka oo soo saartay digniino ku socda shacabka

Published:


Muqdisho — 
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay maanta farriimo digniin ah oo dadka lagu wargelinayo inay ka fogaadaan aagagga ay ka dhow yihiin kooxda Al-Shabaab, halkaasoo ay weerar cirka iyo dhulka ah ku qaadi doonaan, sida ay sheegtay dowladdu.
Waxay kaloo sheegtay dowladdu inay tallaabo ka qaadi doonto dadka u isticmaala baraha bulshada wararka been abuurka ah iyo kuwa la macaamila kooxaha argagixisada.
Warbixin ku saabsan arrinkaasi waxaa noo haya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img