More

    Tag: saartay

    Isniin, Apr 28, 2025-Puntland oo soo saartay go’aamo lagu xakamaynayo tahriibka dhalinyarada

     Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Puntland ayaa soo saartay...

    Dowladda Federaalka oo soo saartay digniino ku socda shacabka

    Muqdisho —  Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay maanta farriimo digniin ah oo dadka lagu wargelinayo inay ka fogaadaan aagagga ay ka dhow...

    Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaallada ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish

    Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay dagaallada ka socda Hiiraan & Puntland ee looga soo horjeedo Al-Shabaab & Daacish. Dowladda ayaa sheegtay in dagaalladaasi...

    DFS oo guddi u saartay tuhun la xiriira Axmed Madoobe iyo Al-Shabaab

    Muqdisho —  Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday guddi ay sheegeen inuu soo baari doono xiriira ay dowladdu tuhunsan tahay inuu ka...

    Heritage oo warbixin ka soo saartay xaaladda siyaasadda Soomaaliya

    Muqdisho —  Machadka cilmi barista Haritage ayaa Sabtidi shalay soo saaray, warbixin uu diiradda ku saaray xaaladaha siyaasadeed ee hadda ka taagan Soomaaliya, gaar...

    Galmudug oo war ka soo saartay xiisadda hubka ee ka taagan Caabudwaaq

    Caabudwaaq —  Maamul goboleedka Galmudug ayaa soo saaray war saxaafadeed ku saabsan shaqaaqada ka dhalatay hubkii lagu dagaalamay shalay ee degaanka Siila-madow.War saxaafadeed ay...

    Dowladda Federaalka oo war ka soo saartay hub lagu qabsaday Caabduwaaq

    Caabudwaaq —  Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hub si sharcidarro ah dalka looga soo geliyey dhinaca Itoobiya oo ay qabatay, isla markaana ay galbinayeen...