More

    Tag: saabsan

    Warbixin ku saabsan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

    Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa dhowaan ku heshiiyey tirada ciidamada qeybta ka noqonaya howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Midowga...

    Warbixin gaar ah oo ku saabsan taariikhda Dr. Maxamed Yuusuf oo Muqdisho lagu aasay

    Waxaa shalay magaalada Muqdisho lagu aasay Dr. Maxamed Yuusuf oo ahaa dhaqtar muddo dheer ka shaqeynayay caafimaadka & waxbarashada dalka oo dhowaan ku...

    Faah-faahin ku saabsan dagaallada ka socda Hiiraan

    Beledweyne —  Ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka ee Macawisley ayaa sheegay in ay guulo ka gaareen dagaal maanta ay maleeshiyada Al-Shabaab kula galeen deegaanka...

    Faah-faahin ku saabsan miisaaniyadda Somaliland

    Hargeysa —  Golaha Wakiillada Somaliland ayaa toddobaadkan ansixiyay miisaaniyad sannadeedka 2025-ka, waana tii ugu horreysay ee madaxweynaha dhowaan xilka qabtay Cabdiraxmaan Cirro.Haddaba miisaaniyaddan cusub...

    Falanqeyn ku saabsan heshiiska xabbad-joojinta Gaza

    Falanqeyn ku saabsan heshiiska xabbad-joojinta Gaza Read More

    Faah-faahin ku saabsan heshiiska Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya

    Ankara —  Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa magaalada Ankara kaga dhawaaqay in ay ka heshiiyeen khilaafkii diblamaasiyadeed ee u dhaxeeyay 11-kii bilood ee lasoo...

    Fallanqeyn ku saabsan heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

    Ankara —  Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa xalay magaalada Ankara kaga dhawaaqay in ay ka heshiiyeen, khilaafki diblamaasiyadeed ee u dhaxeeyay 11-ki bilood ee...

    Daraasad ku saabsan nidaamka shaqaaleysiinta Soomaaliya

    Muqdisho —  Machadka Cilmi Baarista iyo Daraasaadka ee Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa shalay soo saaray daraasad gorfaynaysa caqabadaha ku xeeran iyo...

    Kulan ku saabsan dhibaatooyinka gudniinka fircooniga oo lagu qabtay Muqdisho

    Muqdisho —  Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan looga hadlayey dhibaatooyinka uu leeyahay gudniinka fircooniga, iyo u qareemida ansixinta dowlada ee sharciga cirib tirka...

    SSC-Khaatumo oo soo saaray amar ku saabsan ilaalinta deegaanka

    Laascaanood —  Maamulka SSC-Khaatumo ayaa soo saaray amar ku saabsan ilaalinta deegaanka, kaasi oo lagu xoojiyo tallaabooyinka lagula dagaallamayo xaalufinta dhirta. Kulan dhexmaray Taliyaha Booliska...

    Shir ku saabsan amniga iyo isbeddelka cimilada oo ka furmay Muqdisho

    Muqdisho —  Shir looga hadlayo arrimaha amniga iyo is-baddelka cimilada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.Shirkan oo uu soo agaasimay Xafiiska Amniga Qaranka ayaa...

    Golaha Amniga Qaranka oo soo saaray awaamiir ku saabsan xakamaynta hubka

    Golaha Amniga Qaranka ayaa caawa soo saaray amarro lagu xakameynayo hubka kadib markii dhowaan Dowladdu ay sheegtay in hub sharci-darro ah oo laga...

    Faah-faahin ku saabsan qarax maanta ka dhacay Beledweyne

    Beledweyne —  Ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan askar militariga Soomaaliya ka mid ah ayaa lagu dilay qarax goor dambe oo manta...

    Warbixin ku saabsan Xagaa-baxa Boosaaso

    Magaalada Boosaso ee gobolka Bari waxay ka mid tahay magaalooyinka kulaala xeebaha Badda Cas ee Soomaaliya. Sannad walbaa xilliga xagaaga oo aan hadda...

    Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Ciidda

    Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Ciidda Read More

    Wareysi ku saabsan Xujeyda maanta taagnaa Banka Carafo

    In ka badan hal milyan oo qof oo Muslimiin ka kala timid caalamka ayaa maanta taagnaa Buurta carafe, iyadoo ay tahay maalinta ugu...