20.5 C
New York

Faah-faahin ku saabsan miisaaniyadda Somaliland

Published:


Hargeysa — 
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa toddobaadkan ansixiyay miisaaniyad sannadeedka 2025-ka, waana tii ugu horreysay ee madaxweynaha dhowaan xilka qabtay Cabdiraxmaan Cirro.Haddaba miisaaniyaddan cusub sidee ayay u saameyn doontaa nolosha bulshada Somaliland iyo ciidamada qalabka sida? Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakulle.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img