More

    Tag: Mareykanka

    Saameynta dhaqaale iyo midda shakhsiyadeed ee Musk ay ku yeelanayso Khilaafka kala dhaxeeya Trump

    , 2025-06-07 13:44:41 , Getty Images3 Saacadood ka horMarkii uu Elon Musk dhowaan ku dhawaaqay inuu ka baxayo siyaasadda, maalgashatada ayaa rajeynayay...

    Isniin, Apr 28, 2025-Dowladda Mareykanka oo $170 Milyan oo Gargaar ah ka Jaratay Soomaaliya

    Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa jaratay $170 milyan oo gargaar ahaa oo loogu talagalay Soomaaliya, sida uu sheegay urur...

    Isniin, Mar 10, 2025-Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo beeniyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu duray Digniintii amni ee kasoo baxday Safaarada Mareykanka

    Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo beeniyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu duray Digniintii amni ee kasoo baxday Safaarada Mareykanka ...

    Mareykanka oo sii wadaya kaalmada uu siiyo Soomaaliya

    MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan waxba iska baddalin taageerada maaliyadeed ee ay ka hesho Dowladda Mareykanka, ee dhinacyad horumarinta amniga...

    Shiinaha: ‘nuuc walba oo dagaal Maraykanka ka dhan ah ayaan diyaar u ahay’

    , 2025-03-06 08:19:30 , Reuters3 Saacadood ka horShiinaha ayaa u sgeegay Mareykanka inuu diyaar u yahay inuu la dagaallamo "nooc kasta" oo...

    Mareykanka oo ka digay weeraro iyo qaraxyo ka dhici kara Muqdisho

    Muqdisho —  Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa soo saartay digniin amni oo degdeg ah, oo ku saleysan xog sirdoon oo la isku halleyn karo...

    Mareykanka oo duqeyn cusub ka fuliyey gobolka Bari

    Boosaaso —  Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah la beegsaday kooxda Daacishta-Soomaaliya, isaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa sidaas Axaddii shaaciyey Taliska Ciidanka Mareykanka...

    Sarkaalka lagu dilay duqeyntii Mareykanka ee Puntland oo la shaaciyey

    Dowladda Mareykanka iyo saraakiisha Puntland ayaa sheegay in duqeyntii uu amray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee 1-dii bishan ay ciidamada Mareykanka ka geysteen...

    Talaado, Feb 6 , 2025-Duulimaadkii ugu horeeyay oo ay la socdeen muhaajiriin laga soo tarxiilay Mareykanka oo la geeyay xabsiga Guantanamo Bay

    Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Diyaaraddii ugu horeysay oo Mareykan ah oo sidday muhaajiriin laga soo qabtay Mareykanka kuna sii jeeday Cuba...

    Faah-faahinta duqeynt uu xalay Mareykanka ka geystay Somaliya

    BOOSAASO — Millatariga Mareykanka ayaa Sabtidi shalay weerarki ugu horreeyay oo dhinka cirka ah ka fuliyay Soomaaliya, tan iyo marki uu xafiiska dib...

    Mareykanka oo ka laabtay Tacriifti uu saaray Colombia

    WASHINGTON — Aqalka Cade ee Mareykanka ayaa goor dhaweyd sheegay in madaxweyne Trump uu ka laabtay canshuur kordhin uu dul saaray Axaddii badeecadaha...

    Mareykanka: Ka bixitaankeenna Niger Saameyn Buu ku Yeeshay Saaxil

    Washington —  Milatariga Mareykanka ayaa bishii September dhammeystiray ka bixitaankiisa dalka Niger , halkaasi oo uu Mareykanku ku lahaa laba saldhig oo xulufadiisa uu...

    Mareykanka: Doodda Sharciga Difaaca Caruurta ee Internetka

    WASHINGTON —  Dadaal sharci laba geesood ah oo carruurta looga ilaalinayo waxyeelada ay kala kulmi karaan baraha bulshada ayaa waqtigu ka sii dhamaanayaa marka...

    Wicitaanka: Daroogada iyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee Mareykanka

    Minneapolis —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada ay daroogada dilaaga ah ku hayso dhallinyarada Soomaaliyeed ee Mareykanka, gaar ahaan...

    Mareykanka oo soo dhoweeyey heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

    Ankara —  Mareykanka ayaa Khamiistii sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in lagu soo afjaro xiisadda gobolka ee ka...

    Muxuu ku soo dhamaaday feerkii cuslaa ee Tyson iyo Paul?

    , 2024-11-16 06:36:34 , Getty Images16 Nofembar 2024Jake Paul ayaa ku guuleystay ciyaartii feerka ee xalay dhexmaray isaga Mike Tyson, waxaana garsoorayaashu...