27 C
Mogadishu

Tag: Mareykanka

Cuba oo diiday war Mareykanka uu ka soo saaray dhaqaatiir lagu la’yahay Soomaaliya

Havana —  Dowladda Cuba ayaa ugu gacan sayrtay in aysan ku filneyn bayaan ay Mareykaanka dhowaan ka soo saareen xaaladda laba dhaqtar oo Cuban...

Mareykanka oo beeniyey eedeynta Al-Shabaab ee dilkii dhaqaatiirta Cuba

Washington —  Milatariga Maraykanka ayaa sheegay inaysan mas’uul ka ahayn dilka la sheegay in loo gaystay laba dhakhtar oo u dhashay Cuba oo al-Shabab...

Militariga Mareykanka oo sheegay inay Soomaaliya ku dileen 3 ka tirsan dagaalyahannada ISIS

Muqdisho —  Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in 31-kii bishan May lagu dilay duqeyn cusub oo ka dhacday deegaan ka tirsan maamulka Puntland 3 dagaalyahan...

Militariga Mareykanka oo sheegay in aysan howlgal ka fulin Calmadow

Taliska milatariga Maraykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa sheegay inaysan ku lug lahayn hawlgal la sheegay inuu ka dhacay buuralayda Calmadow ee gobolka Sanaag.Hadalkan...

Hoggaanka militariga Soomaaliya iyo Mareykanka oo ku kulmay Muqdisho

Muqdisho —  Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Brigadier General Ibraahim Sheekh Muhyadin ayaa shalay magaalada Muqdisho kula kulmay, Taliyaha howlgalada Gaarka ah ee ciidamada...

Sida ninkan bilyaneerka ah uu halmar ku noqday maxbuus jeel galaya muddo dheer

, 2024-03-30 04:33:50 , GETTY IMAGES 30 Maarso 2024Sam Bankman Freid oo lagu naanayso ‘boqorka Lacagta Cryptocurrencies,’ ayaa lagu helay danbi...

Dadkii ugu horeeyay oo ku dhimanaya weerarada ay kooxda xuutiyiintu ku qaadayaan maraakiibta ganacsiga

, 2024-03-07 09:38:51 , .7 Maarso 2024Saddex ka mid ah shaqaalaha markab ayaa lagu dilay gantaal ay Xuuthiyiintu ku garaaceen markab xamuul...

Maxay tahay sababta ay Xuutiyiintu u weerarayaan maraakiibta maraya Badda Cas?

, 2023-12-20 10:52:03 , Reuters20 Disembar 2023Kooxda mucaaradka Xuutiyiinta, oo gacanta ku haya qeybo badan oo Yemen ah, ayaa ka digay inay...

Sidee Soomaaliya loogu yeeshay deynta maanta laga cafinayo ee balaayiinta doollar ah

, 2023-12-13 09:29:58 , sonnaArticle informationAuthor, Muhyadin RobleRole, Tifaftiraha, BBC SomaliTwitter, @MuhyadinARoble18 Maajo 2023Waa la cusbooneysiiyay 13 Disembar 2023Magaalada Washington waxaa...

Recent articles

spot_img