26.7 C
New York

Mareykanka: Ka bixitaankeenna Niger Saameyn Buu ku Yeeshay Saaxil

Published:

[ad_1]

Washington — 
Milatariga Mareykanka ayaa bishii September dhammeystiray ka bixitaankiisa dalka Niger , halkaasi oo uu Mareykanku ku lahaa laba saldhig oo xulufadiisa uu ka caawinayay la-dagaallanka kooxaha argagixisada ee ka holwgala Gobolka Saaxil.
Ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Niger ayaa timid ka dib markii xubno ka tirsan militariga Niger ay 2023-kii sameeyeen Afgambi Milatari.
Militariga Mareykanka ayaa sheegay in ka bixitaankooda uu saameyn weyn ku yeeshay dadaallada lagula dagaallamayo argagixisada gobolka.
Wariyaha VOA-da ee Pentagon-ka Carla Babb ayaa warkan inoo diyaarisay. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img