Muqdisho —
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay sharciga doorashooyinka tooska ah ee ay soo gudbisay xukuumadda Soomaaliya.
Tallaabadan ayaa waxaa ka hor yimid, mucaaridka Dowladda...
Wadahadallo nabadeed oo uu gar-wadeen ka ahaa Mareykanka oo u dhaxeeyay dhinacyada ku dagaallamaya Sudan, ayaa ku guuldarreystay in ay soo afjaraan dagaalka...
Garoowe —
Dadka Itoobiyaanka ah ee ku nool magaalada Garowe ayaa welwel ka muujiyay amar lagu doonayo in Garowe looga saaro Itoobiyaanka sida sharci-darrada...
Geneva —
Shirweynaha Caafimaadka Adduunka ee ka socda magaalada Geneva, Switzerland ayaa ansixiyey qaraar ay kasoo shaqaysay dawladda Soomaaliya oo ay sidoo kale iskaashi...