20.1 C
New York

Mucaaradka oo kasoo horjeestay sharciga doorashooyinka

Published:


Muqdisho — 
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay sharciga doorashooyinka tooska ah ee ay soo gudbisay xukuumadda Soomaaliya.
Tallaabadan ayaa waxaa ka hor yimid, mucaaridka Dowladda Soomaaliya kuna tilmaamay mid aanan waafaqsaneyn dastuurka.
Warbixintan waxaa innoo diyaariyay, Cabdulqadir Samakaab.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img