26.8 C
Mogadishu

Tag: iyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Maxaad ka ogtahay 17-kii ergay ee QM usoo magacowday Soomaaliya tan iyo 1992-kii?

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobe weydiisatay in la soo geba-gebeeyo joogitaanka howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya oo soo socday in ka badan 10...

Faaqidaadda: Horumarka iyo caqabadaha warbaahinta Puntland

Boosaaso —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay horumarka ay suxufiyiinta Puntland ka gaareen tebinta wararka iyo caqabadaha ay kala kulmaan helidda...

Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Boosaaso

Boosaaso —  Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa maanta ka dhacay dalcadda laamiga ah ee Dureera oo qiyaastii 17KM u jirta magaalada...

Iska hor-imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay xeebta Boosaaso

Boosaaso —  Iska hor imaad sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay xeebta magaalada Boosaaso.Iska hor-imaadka ayaa u dhaxeeyey ciidamada...

Ra’iisul Wasaare Xamza iyo madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo kulmay

Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa Talaadadi shalay magaalada Nairobi kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Kenya.Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta...

Wareysi: Heerka xiriirka diblamaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya

Nairobi —  Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maalinti labaab maanta ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wadahadallo shalay dhexmaray madaxda...

Wareysi: Fiqi oo faah-faahiyey heshiiska Soomaaliya iyo Kenya

Nairobi —  Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa maanta Nairobi ku kala saxiixday heshiisyo ay ka mid yihiin iskaahsiga difaaca, amniga, iyo ganacsiga.Hehsiisyadan ayaa daba...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Saameynta daadka ka dhashay roob ka kala da’ay Hiiraan iyo J.Hoose

Roobka xilliga guga oo ilaa toddobaadkii la soo dhaafay si goos goos ah uga da’ayay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saameyn...

Wareysi: Soomaaliya iyo maalinta xorriyadda saxaafadda

Muqdisho —  Maanta oo kale 3-da May, waxaa sanad walba dunida laga xusaa maalinta xorriyadda saxaafadda.Maalinta xorriyadda saxaafadda adduunka, ee uu aasaasay golaha loo...

Bandhigga VOA: Nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta dowladda

Bandhigga VOA: Nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta dowladda Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta...

Recent articles

spot_img