Facebook
Instagram
Twitter
Youtube
Home
News
Reviews
Interviews
Guides
Giveaways
Search
My account
Get into your account.
Login
Register
Search
Home
News
Your brain can spot AI voices even when you can’t
NEWS
March 10, 2026
Scientists have found a way to hide data in plain sight, and hackers can’t touch it
NEWS
March 10, 2026
Grok AI deepfake victim says UK government should have acted faster
NEWS
January 14, 2026
Monzo bank says issue affecting its mobile app resolved
NEWS
January 13, 2026
Are robots ready to do household chores?
NEWS
January 13, 2026
Reviews
Interviews
Guides
Giveaways
More
My account
Get into your account.
Login
Register
Tag:
Howlgallo
Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish oo ka dhacay 8 dal
Nairobi — Howlgal caalami ah oo ka dhan ah argagixisada, kana dhacay Bariga Afrika, ayaa sababay in la soo xiro 37 qof oo looga...
Caalamka
January 28, 2025
Ciidamada Jubaland oo howlgallo xooggan ka wada duleedka Kismaayo
Kismaayo — Ciidamada Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay wadeen howlgallo ay ka sameynayeen deegaannada galbeedka kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta...
Soomaaliya
September 20, 2024
Ciidamada Dowladda iyo Jubaland oo fuliyey howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab
Kismaayo — Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta hawlgallo ka sameeyey jidka isku xira Janaa Cabdalle iyo Afmadow, iyaga oo...
Soomaaliya
July 10, 2024
Wareysi: Taliyaha booliska Puntland oo faah-faahiyey howlgallo amni oo ay fuliyeen
Boosaaso — Taliyaha ciidamada booliiska ee Puntland Jeneraal Muumin Cabdi Shire ayaa ka hadlay hawlgallo dhinaca amniga ah oo ka dhacay maamulka, oo ay...
Puntland
June 3, 2024
Howlgallo lagu qaaday jidgooyooyin oo laga fuliyey Bardaale
Bardaale — Maamulka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa howgallo ay maalmahan fuliyeen ku guuleystay inay ku qaadaan jidgooyooyin yaalay degmada Bardaale ee Gobalka...
Soomaaliya
May 8, 2024
Warar ugu dambeeyey howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Gedo
Luuq — Maalmihii lasoo dhaafay waxaa gobolka Gedo ka socday, gaar ahaan inta u dhaxeeysa dagmooyinka Luuq iyo Dooloow, howlgalo lagula dagaalamayay kooxda Al-Shabaab.Haddaba...
Soomaaliya
May 6, 2024