Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xiisadda u dhexysa Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa sheegay in Addis Ababa aysan isku heysanin in ay marin...
Muqdisho —
Doodo badan ayaa ka jira xaaladda amniga ee waddanka, xilli dawladda Soomaaliya mar kale ku celisay inay filanayso in hawlgalka Midowga Afrika...
Nairobi —
Magaalada Nairobi waxaa shalay ka furmay shirweynaha Bankiga Horumarinta Qaaradda Afrika oo ay ku sugan yihiin madaxweynayaal ka socda qaraadda Afrika iyo...
Gobollada iyo degmooyinka Somaliland waxaa si balaadhan looga xusay sanad guuradda 33-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay Somaliland ku dhawaaqday in ay...
Muqdisho —
Dawladda Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaaraysay weerarkii shalay lagu qaaday shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud oo ay ku dhinteen lix ka...