26.7 C
Mogadishu

Tag: hadlay

Wareysi: Fiqi oo ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

New York —  Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi oo hadda ka mid ah wafdiga Dowladda Soomaaliya ee ka qeybgalaya Shirka Golaha Guud...

Wareysi: Taliyaha AFRICOM oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho —  Taliyaha ciidamada Marines-ka Mareykanka ee ka howl gala Afrika ayaa wareysi gaar ah oo uu dhawaan siiyay VOA kaga hadlay arrimaha ammaanka...

Madaxweyne Lafta-gareen oo ka hadlay xiisadda Itoobiya

Baydhaba —  Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta ka hadlay xiisaddii siyaasadeed ee ka dhalatay taageeridii ay qaar ka mid...

Kismaayo: Shir looga hadlay ka hortagga dabka ka kaca kaalimaha shidaalka

Kismaayo —  Kulan looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa dabka ka dhasha goobaha shidaalka lagu iibiyo, oo dhowr jeer oo hore khasaare ka gaystay...

Madaxweyne Biixi oo ka hadlay amaro ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay qoraal dhawaan ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga ee Soomaaliya oo lagu farayay Ganacsatada adeegsada magaca...

Xildhibaano si adag uga hadlay canshuur kordhinta, wareysi

Xildhibaano si adag uga hadlay canshuur kordhinta, wareysi Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya qaarkood ayaa ka dalbaday Guddoomiyaha Baarlamanka in qodobada doodaha soo socda ee baarlamanka...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo xalay khadka telefoonka ku wada hadlay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud iyo madaxweynaha Turkiga Racep Tayep Erdogan, ayaa xalay ku wadahadlay khadka teleefanka , sida lagu sheegay war kooban...

Wasiirka amniga ee Jubaland oo ka hadlay hawlgallada ka dhanka ah al Shabaab

Ka dib dagaaladii ay dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay duleedka Kismaayo, gaar ahaan deegaanka Buulo Xaaji, waxaa haatan si tartiib tartiib...

Qaxootiga Dhadhaab oo ka hadlay ka harista Biden ee tartanka

Dhadhaab —  Qaar ka mid ah qaxootiga Soomaalida ee ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, ayaa fikradahooda ka dhiibtay ka haristi uu...

Xeer ilaaliyaha qaranka oo ka hadlay is-rasaaseyntii Xabsiga Dhexe

Muqdisho —  Xeer ilaaliyaha guud ee qaaranka Soomaaliya Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa wax aan la qbali karin ku tilmaamay shaqaadadii ka dhacday gudaha xabsiga...

James Swan oo Deni kala hadlay khilaafka Dowladda Federaalka

Garoowe —  Madaxweynaha Puntland iyo wafdi ka socday Qaramada Midoobe ayaa ku kulmay magaalada Garoowe iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka...

Cali Ciid oo VOA-da uga hadlay colaadda ka taagan Galmudug

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Dahir Ciid, oo VOA-da la hadlay ayaa sheegay in, maamulkiisu uu wado dadaal lagu qaboojinayo dagaal beeleedyo maalmahan...

Recent articles

spot_img