More

    Tag: Galka

    Galka Baarista: Soomaaliya iyo caqabadda khudaarta laga keeno dibedda

    Galka Baarista: Soomaaliya iyo caqabadda khudaarta laga keeno dibedda Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khudaarta iyo geed miroodka Soomaaliya looga...

    Galka Baarista: Muxuu salka ku hayaa khilaafka DFS iyo Jubaland?

    Galka Baarista: Muxuu salka ku hayaa khilaafka DFS iyo Jubaland? Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo...

    Galka Baarista: Danaha Turkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya

    Muqdisho —  Barnaamijka Galka Baarista, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay danaha Turkiga ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, oo uu aad u maal-gashto iyo...

    Galka Baarista: 30 isbaaro, 3 calan, laba madaxweyne iyo ku-xigeen

    Beledweyne —  Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay salka ku hayso xaaladda cakiran ee Beledweyne, oo laga cabanayo 30...

    Galka Baarista: Silaca Soomaalida ka haysta helista fiisaha caafimaad ee India

    Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; dhibaatada Soomaalida ka haysata helista dal-ku-galka India, si ay u helaan daryeel caafimaad. Soomaali...

    Galka Baarista: Heerka xanuunka HIV/AIDS ee Soomaaliya

    Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; heerka xanuunka HIV/AIDS ee Soomaaliya iyo tiro-koobkii ugu dambeeyey ee laga soo saaray. Waxaan...

    Galka Baarista: Cashuuraha iibka ee ay Somalia soo rogtay

    Galka Baarista: Cashuuraha iibka ee ay Somalia soo rogtay Read More

    Galka baarista: Halista daawooyinka sida khaldan loo qaato

    Galka baarista: Halista daawooyinka sida khaldan loo qaato Read More

    Galka baarista: doorka ajaanibta ee ururka ISIS ee ka dagaalama Soomaaliya

    Galka baarista: doorka ajaanibta ee ururka ISIS ee ka dagaalama Soomaaliya Read More

    Galka Baarista: Soomaaliya iyo Isticmaalka noocyada cusub ee tamarta

    Barnaamijka Galka Baarista waxaa uu toddobaadkan ku saabsan yahay noocyada cusub ee tamarta ee hadda Soomaaliya laga adeegsanayo, taasi oo khubarada deegaanka ay...

    Galka Baarista: Sheekada ganacsade horey u gubi jiray dhuxusha Soomaaliya

    Muqdisho —  Xaaladda isbeddelka cimilada ee Soomaaliya ayaa kasii daraysa iyadoo ay jiraan abaaro, barakac iyo fatahaado soo noqnoqda xilliyo kala duwan.Mas’uuliyiinta Qaramada Midoobay...

    Galka Baarista: Al-Shabaab oo sababo amni u joojiyey jarista dhirta

    Muqdisho —  Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Al-Shabaab oo sababo amni u joojiyey jarista dhirta iyo sameynta ay ku yeelaneyso...

    Galka Baarista: Halista ku xeeran jarista dhirta Soomaaliya

    Galka Baarista: Halista ku xeeran jarista dhirta Soomaaliya Barnaamijka Galka Baarista waxa ku saabsan yahay halista ka iman karta dharista dhirta Soomaaliya ee dhuxusha...

    Galka Baarista: Halista Soomaaliya uga imaneysa isbeddelka cimilada

    Muqdisho —  Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista Soomaaliya ay wajaheyso ee ka imaneysa isbeddelka cimilada iyo qodobada aas-aaska u...

    Galka Baarista: Sababaha hakiyey howlgalladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab

    Muqdisho —  Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dib u dhacyada soo-wajahay iyo sababaha hakiyey howlgalladii militari ee dowladda Soomaaliya iyo...

    Galka Baarista: Saamaynta ay xiisadda Badda Cas ku yeelatay Soomaaliya

    Galka Baarista: Saamaynta ay xiisadda Badda Cas ku yeelatay Soomaaliya Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda Badda Cas ka taagan...