[ad_1]
Muqdisho —
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista Soomaaliya ay wajaheyso ee ka imaneysa isbeddelka cimilada iyo qodobada aas-aaska u ah isbeddelka cimilada taban ee Soomaaliya. Waa qeybtii koowaad ee mowduucan oo dhowr qodob ka kooban.
Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
[ad_2]
Read More

