Galka Baarista: Silaca Soomaalida ka haysta helista fiisaha caafimaad ee India

0
157


Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; dhibaatada Soomaalida ka haysata helista dal-ku-galka India, si ay u helaan daryeel caafimaad. Soomaali badan ayaa ayaga oo xanuuno qaba ku geeriyooda Addis-Ababa iyo Nairobi ayaga oo sugaya fiisaha.Waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here