Facebook
Instagram
Twitter
Youtube
Home
News
Reviews
Interviews
Guides
Giveaways
Search
My account
Get into your account.
Login
Register
Search
Home
News
Your brain can spot AI voices even when you can’t
NEWS
March 10, 2026
Scientists have found a way to hide data in plain sight, and hackers can’t touch it
NEWS
March 10, 2026
Grok AI deepfake victim says UK government should have acted faster
NEWS
January 14, 2026
Monzo bank says issue affecting its mobile app resolved
NEWS
January 13, 2026
Are robots ready to do household chores?
NEWS
January 13, 2026
Reviews
Interviews
Guides
Giveaways
More
My account
Get into your account.
Login
Register
Tag:
doortay
Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo doortay guddoon
Muqdisho — Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xuduudaha ee Soomaaliya ayaa maanta iska dhex doortay gudoon cusub, kaas oo guddigan ku hoggaamin...
Soomaaliya
December 2, 2024
Axmed Madoobe oo mar kale loo doortay madaxweynaha Jubaland
Kismaayo — Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa markii sadexaad maanta xilkaas loogu doortay doorasho maanta ka dhacday magaalada Kismaayo.Doorashadan ayaa waxaa horey sharci-darro...
Soomaaliya
November 25, 2024
Baarlamanka cusub ee Jubaland oo maanta doortay guddoon
Kismaayo — Baarlamaanka maamul goboleedkja Jubaland ayaa maanta oo Khamiis ah doortay hoggaankooda. Doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa xubnaha baarlamanku waxay ku doorteen...
Soomaaliya
November 21, 2024
Shacabka Boorama oo baaq u diray madaxweynaha la doortay ee Somaliland
Boorama — Dadweynaha ku nool magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa cabiray dareenkooda ku aaddan natiijadii kasoo baxday doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada Somaliland.Waxay baaq...
Soomaaliland
November 20, 2024
Madaxweynaha la doortay ee Somaliland oo jeediyey khudbad kooban
Hargeysa — Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cabdullaahi “Cirro” ayaa hadal kooban u jeediyay shacabka reer Somaliland. Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in aanay...
Soomaaliland
November 19, 2024
Cabdiraxman Maxamed Cabdullaahi oo loo doortay madaxweynaha Somaliland
Hargeysa — Musharaxa xisbiga Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdullaahi “Cirro” ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Somaliland, sida uu sheegay guddiga doorashada.Guddiga doorshooyinka Somaliland ayaa...
Soomaaliland
November 19, 2024