More

    Tag: doorashada

    Talaado, Apr 1 , 2025-Jilayaal caan ah oo u sharaxan Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland ee 2026

    Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Jilayaasha Yuusuf Cabdillaahi Muuse 'Yuusuf Ceegaag' iyo Cabdiqani Maxamed Cabdillaahi 'Iskufilan', oo aad caan uga ah gudaha...

    Falanqeyn: Doorashada Maxamuud C. Yuusuf

    Maxamuud Cali Yuusuf oo ahaa wasiirka arrimaha dibedda ee Djibouti ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee ururka Midowga Africa. Maxamuud Cali Yuusuf ayaa...

    Guddiga Doorashooyinka oo doorashada ugu horreysa qabanaya bisha June

    MUQDISHO — Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Talaadadi shalay shaaciyay, in bisha June ee sannadkaan ay qeybo ka mid ah dalka...

    Madaxweyne Xasan: Waan isku wadaynaa dagaalka Al-Shabaab iyo doorashada

    Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay isku wadayaan la-dagaalanka kooxda Al-Shabaab oo ay soo wadeen tan iyo baratamihii sanadkii 2022-kii...

    Dowladda oo sharci-darro ku tilmaantay dib u doorashada Axmed Madoobe

    Dowlada Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay doorashadi shalay ka dhacay magaalada Kismaayo, kaas oo mar kale dib loogu doortay madaxweynaha Jubaland, Axmed...

    Madaxweyne Muuse Biixi oo aqbalay natiijada doorashada

    Hargeysa —  Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo dhaweeyey natiijadii dooraahadii madaxweyne iyo xisbiyada ee dhacday 13-kii biahan November, taasi ee looga...

    Xamza oo si kulul uga hadlay doorashada Jubaland

    Kismaayo —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in Dowladda Federaalka aysan aqbali doonin natiijada ka timaado doorashooyinka uu ka shaqeynayo madaxweynaha...

    Tirinta codadka doorashada Somaliland oo soo dhammaatay

    Hargeysa —  Waxaa guud ahaanba la soo gebo-gebeeyey tirinta codadka guud ahaan lixda gobol ee Somaliland, sida uu sheegay Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Muuse...

    Wararkii ugu dambeeyey tirinta codadka doorashada Somaliland

    Hargeysa —  Guddiga doorashada ee Somaliland oo saqdii dhexe ee xalay war kasoo saaray doorashadii Arbacadii ka dhacday guud ahaan gobollada Somaliland ayaa sheegay...

    Halkee maraysaa tirinta codadka doorashada Somaliland?

    Hargeysa —  Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyey tirinta codadka doorashadii shalay ka dhacday Somaliland.Guddoomiyaha ayaa tilmaamay...

    Maxaa ugu cajiibsanaa oo suxufiyiinta ay ku arkeen doorashada Somaliland?

    Hargeysa —  In ka badan hal milyan oo qof oo diiwaan gashan ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta ee doorashada madaxtinimada ee Somaliland. Doorashadan waa...

    Goobaha cod-bixinta doorashada Somaliland oo la soo xiray

    Hargeysa —  Waxaa soo xirmay in ka badan labada kun ee goobood ee cod-bixinta Somaliland ee saakay dadweynuhu ay ka codeeynayeen doorashooyiinka isku sidkan...

    Maxay ka dhigan tahay doorashada berri ka dhaceysa Somaliland?

    Hargeysa —  Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa doorashada madaxtinimada oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta sadexda xisbi qaran iyo toddoba urur siyaasadeed.Doorashadan...

    Aragtida shacabka Somaliland ee doorashada berri dhaceysa

    Hargeysa —  Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa goobaha cod-bixinta ee doorashada madaxweynaha oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta saddexda xisbi qaran iyo...

    Culimada oo baaq ka soo saaray doorashada Somaliland

    Hargeysa —  Culuma’udiinka Somaliland ayaa baaq ku aaddan ilaalinta nabadda iyo in loo hogaansamo natiijada doorashada u diray guddoomiyeyaasha xisbiyada iyo ururada siyaasadeed ee...

    Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey hindise sharciyeedyo la xiriira doorashada

    Muqdisho —  Fadhi wadajir ah oo ay maanta yeesheen labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayey ku ansixiyeen saddex hinidese sharciyeed oo kala ah hindise...