More

    Tag: dhallinyaro

    Dhallinyaro Soomaali ah oo dib looga soo celiyey Libya

    Muqdisho —  Ku dhowaad 180 dhallinyaro tahriibayaal Soomaali ah, oo ku dhibaateysnaa dalka Libya, ayaa shalay ay dalka dib ugu soo celisay dowladda Soomaaliya...

    Booliska Puntland oo qoranayaa 500 oo dhallinyaro

    Garoowe —  Dhallinyarada waxbaratay ee Puntland ayaa loogu baaqayaa inay ku biiraan ciidanka booliska, si hlkaasi ay uga helaan fursado shaqo islamarkaana ay u...

    Dhallinyaro abaal-marin ku helay nadiifinta xeebaha Muqdisho

    Muqdisho —  Koox dhallinyaro Soomaali ah oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa isku xil saaray inay nadiifiyaan deegaanka ku hareeraysan badda, iyagoo toddobaadkiiba hal...

    Booliska Somaliland oo xiray dhallinyaro hub kaga qeybgalay ololaha doorashada

    Hargeysa —  Booliska Somaliland ayaa Talaadadi shalay xiray shan ka mid ah dhalinyaro ku eedaysan in ay ka qeybgaleen wareegi koowaad ee ololaha doorashada...

    Bandhigga VOA: Dhallinyaro Soomaali ah oo ku go’doonsan Brazil

    Bandhigga VOA: Dhallinyaro Soomaali ah oo ku go'doonsan Brazil Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaalida ee muhaajiriinta ah ee...

    Dhallinyaro caan ka ah TikTok oo lagu maxkamadeynayo Muqdisho

    Magaalada Muqdosho waxaa shalay ka furmay, dhageysiga dacwado loo heysto dhalinyaro caan ka ah barta Tiktok. Dhalinyaradan ayaa wajahaya eedo u badan in ay...

    Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu dilay xadka Kenya iyo Uganda

    Nairobi —  Magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya waxaa shalay lagu aasay gabar dhallinyaro ah oo ka mid aheyd saddex qof oo Soomaali ah Jimcihi...

    Wiil dhallinyaro ah oo hal-abuur ganacsi ka hirgeliyay Amsterdam

    Amsterdam —  Tobonaan kun oo Soomaali ah ayaa ku nool dalka Netherlands oo ka mid ah dalalka Yurub ee ay muhaajiriintu magangalyada ka helaan.Soomaalidaasi...

    Afgooye: Dhallinyaro is xil-qaantay oo gargaar gaarsiiyay caruur aqoon ah

    Dhallinyaro ku mideysan hay’ad maxalli ah oo lagu magacaabo “Daryeel Bulsho” oo ka dhisan magaalada Muqdisho ayaa deeq gar-gaar ah oo raashiin iyo...

    Somaliland oo caalamka u dirtay baaq la xiriira dhallinyaro ‘ku xiran’ Muqdisho

    Hargeysa —  Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ugu baaqey wadamada iyo hay’adaha xuquuqda aadanaha ina y baaritaan ku sameeyaan jirdil uu sheegey in xabsiga Muqdisho...

    Barnaamijka Dhallinyarada: Dhallinyaro loo xiray hadallada baraha bulshada

    Muqdisho —  Mas’uuliyiimnta amniga ee dawladda federaalka ayaa dhowaan xiray dhallinyarao isticmaasha baraha bulshada oo lagu eedeeyey inay barahooda ku faafiyeen macluumaad anshaxa ka...