31.5 C
New York

Dhallinyaro caan ka ah TikTok oo lagu maxkamadeynayo Muqdisho

Published:

[ad_1]

Magaalada Muqdosho waxaa shalay ka furmay, dhageysiga dacwado loo heysto dhalinyaro caan ka ah barta Tiktok.
Dhalinyaradan ayaa wajahaya eedo u badan in ay si xun u adeegsadeen barahooda tiktok. Waxaa dacwaddani la socday wariyaha VOA-da ee Muqdisho, Cabdulqadir Maxamed Cabdulle, wuxuna uga warramay Maxamed Cabdi Sandhere oo Washington jooga.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img