More

    Tag: dadaal

    Isniin, Mar 10, 2025-Itoobiya oo soo iibsanaysa maraakiib cusub xilli ay dadaal ugu jirto inay hesho marin badeed

    Markabka ugu weyn maraakiibta ganacsiga Itoobiya ee Abay II, oo markii ugu horaysay soo gaadhay dekedda dalka Jabuuti 25-kii Juun, 2023. Xuquuqda Sawirka:...

    Dadaal loogu jiro soo celinta biya-gelinta Laascaanood

    Mas’uuliyiinta Shirkadda Biyaha ee Laascaanood ayaa sheegay in ay dadaal xooggan ku bixinayaan sidii dib loogu soo celin lahaa biyo-galintii magaalada, taasI oo...

    Dadaal lagu heshiisiinayo beelo ku dagaallamay Mudug

    Gaalkacyo —  Salaadiinta iyo odayaasha dhaqanka ee deegaannada Galmudug iyo Puntland ayaa wada dadaallo nabadeed oo qaboojinayo colaad dhex martay beelo wada dega gobolka...

    Urur u dooda xuquuqda qaxootiga Soomaalida Kenya oo dadaal ugu jira horumarinta qaxootiga

    Ururka Kadana oo ah urur ay ku mideysanyihiin dadka u dhaq-dhaqaaqa arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya ayaa sheegay, in ay dardar-gelin...

    Qoor Qoor oo dadaal nabadeed ka dhex-wada beelo dagaalamay

    Dhuusamareb —  Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo wada dadaallo nabadeed ayaa markii ugi horraysay la kulmay odeyaal ka tirsan beelo dagaal xooggan...