Qoor Qoor oo dadaal nabadeed ka dhex-wada beelo dagaalamay

0
144


Dhuusamareb — 
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo wada dadaallo nabadeed ayaa markii ugi horraysay la kulmay odeyaal ka tirsan beelo dagaal xooggan oo khasaara badan gaystay uu ku dhexmaray deegaanka Laandheer ee gobolka Galgaduud.Axmed Cabdi Kaariye ayaa shalay gelinkii dambe gaaray jiidda dagaalka isagoo odayaasha beelaha kala hadlay xal u helidda colaadda iyo inay isugu yimaadaan gogoasha nabadeed ee uu dhigay magaalada Dhuusamareeb.Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Samakaab ayaa ujeedka safarka madaxweyne Qoor Qoor, dadaallada nabadeed ee socda iyo waxyaabihii uu kala soo kulmay dhinacyadii dagaallamay ka waraystay wasiirka warfaafinta ee Galmudug Abshir Cabdi Shiiqo oo xubin ka ah guddiga xal u raadinta colaadda ee Gamudug.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here