More

    Tag: bandhigay

    Buug ka hadlaya isirka Soomaalida oo la soo bandhigay

    Nairobi —  Waxaa magaalada Nairobi lagu soo bandhigay buug faahfaahin ka bixinaya isirka, hiddaha, iyo taariikhda Soomaalida. Buuggaasi oo ah kii ugu horreeyay ee Af-Soomaali...

    Duqa cusub ee Muqdisho oo soo bandhigay qorshayaashiisa shaqo

    MUQDISHO— Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Axaddii shalay sheegay, in Muqdisho ay isku diyaarineyso doorasho dadweyne oo qof iyo cod ah. Hadalkaan ayaa laga...

    Buug ka hadlaya dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliya oo lagu soo bandhigay Nairobi

    Nairobi —  Waxaa xalay madxafka qaranka Kenya ee magaalada Nairobi lagu soo bandhigay buug ka hadalaya dhaqanka hiddaha iyo taariikhda Soomaaliya kaasi oo ay...

    Buugga Ileys Af-Soomaali oo lagu soo bandhigay Nairobi

    Magaalada Nairobi waxaa shalay lagu soo bandhigay buugaag isugu jiray Af-Soomaali iyo sheeko xariireedka carruurta, kaas oo ay qortay Nimco Nur oo ah,...