More

    Tag: Badda

    Isniin, Apr 28, 2025-Somaliland iyo Taiwan oo iska kaashanaya amniga badda iyo la dagaalanka budhcad-badeeda

    Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay inay Taiwan kala saxeexan doonaan heshiis ay iskaga kaashanayaan amniga badda iyo horumarinta dhismayaasha...

    Wicitaanka: Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

    Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay hawlaha ay qabato Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dawladda Federaalka ee Somalia....

    Talaado, Jan 21, 2025-Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay in Somaliland Ay Ka Mid Tahay Mulkiilayaasha Badda Cas

    Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Madaxwynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay xubin muhiim ah ka tahay Badda...

    Dowladda Federaalka oo tallaabo u qaaday sugidda amniga badda

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha Xarunta Badbaada iyo Samata-Bixinta Dhibaatooyinka ka dhaca Badda Soomaaliya ee loo soo gaabiyo (MRCC).Xaruntan ayaa mas’uuliyiin...

    Puntland oo dib u billowday akadeemiyada culuumta kalluumeysiga badda

    Boosaaso —  Dowlad goboleedka Puntland ayaa dhawaan dib u billowday akadeemiyadda culuumta kalluumeysiga badda.Akaadeemiyaddan ayaa hadda lagu billaabay 40 arday, waxaana kaalinka qaadan doonta...

    Caweyska Washington: Abwaan Maxamed Yuusuf (Badda)

    Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan qeybta ugu danbeysa ee wareysi ay...

    Halista deegaan ee ka iman karta markab shidaal oo Xuutiyiintu ay ku weerareen badda cas

    Maraykanka ayaa ka digaya masiibo deegaan oo ka dhalan karta badda cas ka dib weerar ay fallaagada Xuutiyiinta Yemen ay ku qaadeen markab...

    Caweyska Washington: Abwaan Maxamed Yuusuf (Badda)

    WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan qeybtii 3-aad ee wareysi...

    Caweyska Washington: Abwaan Maxamed Yuusuf (Badda)

    WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan qeybtii 2-aad ee wareysi...

    Weeraro ka dhacay badda cas oo lagu beegsaday Markab ganacsi

    Maamulka badaha ayaa baadhaya weeraro kala duwan oo la sheegay in lagu qaaday markab marayey biyaha badda cas, gaar ahaan, meel u dhow...

    Caweyska Washington: Abwaan Maxamed Yuusuf (Badda)

    WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan wareysi ay Caasha Ibraahim...

    Dabaylo ka dhacaya badda oo saameeyey qaar ka mida doonyihii tegi jiray Boosaaso

    Suuqyada magaalada Boosaaso waxaa laga dareemayaa in badeecadaha qaar ay hakad galeen todobaadyadii lasoo dhaafay kadib markii ganacstada ay u suura geli weyday...

    Warshad sifaysa biyaha badda oo laga hirgeliyey Xaafuun

    Xaafuun —  Degmada Xaafuun ee gobalka Bari ayaa laga hirgeliyay warshad sifeysa biyaha badda oo ka dhigta kuwo macaan oo la cabi karo. Deegaankaasi...

    Galka Baarista: Saamaynta ay xiisadda Badda Cas ku yeelatay Soomaaliya

    Galka Baarista: Saamaynta ay xiisadda Badda Cas ku yeelatay Soomaaliya Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda Badda Cas ka taagan...