Caweyska Washington: Abwaan Maxamed Yuusuf (Badda)

0
154


WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan wareysi ay Caasha Ibraahim Aadan la yeelatay Maxamed Yuusuf oo ku magac dheer Badda oo ah hal-abuure heeso badan sameeyey oo ay ku jiraan kuwo uu xaaskiisa u sameeyay.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here