Beledweyne —
Ciidamada amniga ee dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Hirshabeelle ayaa ku guuleystay inay soo afjaraan rag ka tirsan kooxda argagixisada ah ee...
Muqdisho —
Labadii toddobaad ee la soo dhaafay, waxaa soo baxayay digniino ku aaddan weerarro argagixiso oo lala maagan yahay Garoonka Caalamiga ah ee...
Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha Xarunta Badbaada iyo Samata-Bixinta Dhibaatooyinka ka dhaca Badda Soomaaliya ee loo soo gaabiyo (MRCC).Xaruntan ayaa mas’uuliyiin...
Muqdisho —
Kumanaan kaamirooyinka loo adeegsado xagga ammaanka oo ku rakiban guud ahaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa gacan ka gaysanaya ka hortagga weerarrada...
Baydhaba —
Saraakiisha amniga magaalada Baydhabo ayaa sheegay, in howlgal dhanka amniga ah oo ay magaalada ka sameeyeen ay fashiliyeen weerar loo adeegsan rabay...
Maamul goboleedka Galmudug ayaa Salaasadii shalay si rasmi ah uga hadlay shaqaaqada ka dhalatay hub iyo saanad milateri oo la isku qabsaday, waxaana...
Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay baraha ciidan ee laga soo galo magaalada Muqdisho waxay gaysay Eeyo baara gaadiidka soo galo caasimadda.Afhayeenka...