More

    Dowladda oo sheegtay in la dilay horjooge sare oo ka tirsan Al Shabab

    Published on:


    MUQDISHO — Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee loo soo gaabiyo “NISA” ayaa xalay shaacisay, in duqeyn cirka ah oo ka dhacday gobolka Shabeellaha Dhexe lagu dilay, horjooge ka mid ahaa horjoogayaasha sare ee kooxda.
    Bayaan kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay, in Yuusuf Dhegnaas iyo maleeshiyaad kale oo ka tirsanaa Al Shabaab lagu dilay howlgal ay ciidanka Soomaaliya ka fuliyeen deegaanka Ceelbacad ee degmada Ruunir-good ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
    Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa noo diyaariyay, Cabdulqadir Samakaab.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here