21 C
New York

Iran oo ka hadashay rajada wadahadallada nabadda Maraykanka.

Published:

Iran oo ka hadashay rajada wadahadallada nabadda Maraykanka.

Dalalka Maraykanka iyo Iran ayaa kujira dedaaladii ugu dambeeyey ee lagu dhammaystirayo heshiiska nabadda ee lagu…
Dalalka Maraykanka iyo Iran ayaa kujira dedaaladii ugu dambeeyey ee lagu dhammaystirayo heshiiska nabadda ee lagu soo afmeerayo dagaalka ka socda qaybo kamid ah Bariga Dhexe. Madaxa wada xaajoodka Iran Bagher Ghalibaf, oo rajo ka muujiyey joojinta dagaalka ayaa sheegay in marin biyoodka Hormuz “uusan waligiis ku soo laaban doonin sidii uu ahaa dagaalka ka hor, uuna yeelan doono shuruuc gaar ah. Ghalibaf oo ka soo laabtay wareegii koowaad ee wada-hadallada uu Mareykanka kula yeeshay Switzerland ayaa intaas ku daray in Iran ay si buuxda u ilaalin doonto sharciga caalamiga ah.

Dhanka kalena, Ra’iisul Wasaare Netanyahu ayaa wajahayaa dhaleeceyn sii kordheysa oo ku saabsan ballanqaadyadiisa maadaama aysan la jaanqaadi karin xaqiiqada dhabta ah ee dhulka ka jirta. Iyadoo ay jiraan xayiraado cusub oo xuduudaha ah iyo xabad joojin jilicsan oo lala galay Hezbollah.

Related articles

Recent articles

spot_img