25.8 C
Mogadishu

Soomaaliya

Itoobiya oo ka hadashay hubka ay Masar gaysay Soomaaliya

Addis-Ababa —  Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digay in hubka la geeyey Soomaaliya uu kasii dari karo colaadda, loona weecin karo argagixisada, sida...

Galka Baarista: Silaca Soomaalida ka haysta helista fiisaha caafimaad ee India

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; dhibaatada Soomaalida ka haysata helista dal-ku-galka India, si ay u helaan daryeel caafimaad. Soomaali...

Fallanqeyn: Muxuu ka dhigan yahay hubka ay Masar gaysay Xamar?

Muqdisho —  Markab ay leedahay Masar ayaa magaallada Muqdisho ka dajiyay hub isugu jira qoryahah lidka diyaaradaha iyo madaafiic, sida ay sheegeen saraakiil Soomaali...

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii nabadda ee Garoowe

Garoowe —  Shir sanadeedkii nabadda ee maalmihi la soo dhaafay ka socday magaalada Garoowe, kaasi oo ay soo qabanqabisay hayádda cilmi-baarista PDRC, ayaa geba-gabadiisa...

Ciidanka amniga Baydhaba oo fashiliyay qaraxyo

Baydhaba —  Saraakiisha amniga magaalada Baydhabo ayaa sheegay, in howlgal dhanka amniga ah oo ay magaalada ka sameeyeen ay fashiliyeen weerar loo adeegsan rabay...

Egypt delivers more weapons to Somalia amid rising tensions with Ethiopia

, 2024-09-23 19:55:13 , Ties between Egypt and Somalia have grown this year over their shared mistrust of Ethiopia.An Egyptian warship has delivered...

Masar oo hub ka dejisay dekadda Muqdisho

Muqdisho —  Markab xamuul oo Masar ay leedahay ayaa xirmaddii labaad oo hub ah geeyey Soomaaliya, sida ay Isniinta maanta ah xaqiijiyeen saraakiil militari...

Maxkamadda G/Banaadir oo xukun ku riday qoys lacag u ururin jiray Al-Shabaab

Maxkamadda G/Banaadir oo xukun ku riday qoys lacag u ururin jiray Al-Shabaab Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday qoys Soomaaliyeed...

Kismaayo: Dadaallo looga hortagayo in la musuqo gargaarka bani’aadanimo

Kismaayo —  Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda dadaallo la doonayo in looga hortago in la leexsado ama la musuq-maasuqo sahayda gargaarka bani’aadanimada ee...

Shaqaale ku dhintay bakhaar militari oo ku dumay Muqdisho

Muqdisho —  Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay darbi bakhaar lagu keydiyo saadka ciidamada oo ku soo dumay shaqaale xoogsato ah...

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda caruurta Soomaaliya ee xilligan

Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda caruurta Soomaaliya ee xilligan, waxaana marti ku ah; Maxamed Cabdi Cali, oo...

Shirka xal u helidda qaxootiga iyo barakacayaasha oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho —  Shir looga hadlayo xal u helida xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.Shirkan ayaa waxaa soo...

Recent articles