25.8 C
Mogadishu

Soomaaliya

45 muhaajiriin ah oo ku qarraqmay xeebaha Jabuti

Jabuuti —  45 qof oo tahriibayaal ahaa ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen xeebaha Jabuuti, kaddib marki laba doon oo ay la socdeen...

Haween door ka ciyaaraya dhex-dhexaadinta xukuumadda Puntland iyo PSF-ta

Haweenka Gobollada Bari iyo Karkaar ayaa sheegay in ay wadaan dadaal ku aaddan xal u helidda khilaafka ka dhex jira maamulka Puntland iyo...

Microsoft is finally making Copilot+ laptops useful for AI

Table of Contents Table of Contents New features in Paint and Photos AI-powered Windows search Click to Do Microsoft’s Copilot+ PC initiative has been a smash hit, with...

Microsoft Copilot now has a voice and can ‘see what you see’ on the internet

You might want to start treating your web browser like you’re always at work, at least if you want to use Microsoft’s new...

Puntland oo mamnuucday jillaabashada nuuc ka mid ah kalluunka

Garoowe —  Maamulka Puntland ayaa Isniinti shalay soo saaray amarro uu kalluumeysatada ajnabiga ah uga mamnuucay, jallaabashada qaar ka mid ah kalluunka iyo yaxaaska...

California governor vetoes expansive AI safety bill

Gage Skidmore / Flickr California Gov. Gavin Newsom has vetoed SB 1047, the Safe and Secure Innovation for Frontier Artificial Models Act, arguing in...

Ileyska VOA: Khudbadihii Soomaaliya iyo Itoobiya ee shirka QM

New York —  Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee maanta la soo geba-gebaynayo, iyo...

Xildhibaan Maxamed Abiib oo xabsiga laga sii daayey

Hargeysa —  Waxaa maanta xabsiga Mandheera laga sii daayay Xidlhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Aqalka Wakiiladda Somaliland, kadib amar kasoo baxay Maxkamadda Saree...

Fanaanadda Hibo Nuura oo si weyn loogu soo dhoweeyey Hargeysa

Hargeysa —  Magaaladda Hargaysa waxaa si weyn loogu soo dhoweeyey hobolladda Hiba Maxamed (Hiba-Nuura), oo ka mid ahayd hobolladii Waabari ee Soomaaliya.Hiba Nuura ayaa...

Shirweynaha Bankiyada iyo Maaliyadda oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho —  Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha labaad ee Bankiyada iyo Maaliyadda Soomaaliya, kaas oo looga hadlayey arrimaha maaliyadda iyo sidii loo...

Xeerka anshaxa doorashooyinka Somaliland oo la saxiixay

Hargeysa —  Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ka saxeexay dhammaan madaxda Xisbiyada iyo Ururada siyaasadda Somaliland Xeerka anshaxa doorashooyinka. Haddaba Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Talo wadaag...

Wicitaanka: Adeegyada uu qabto xafiiska howlaha guud ee G/Banaadir

Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; adeegyada uu qabto xafiiska howlaha guud ee Gobolka Banaadir, waxaana marti ku ah...

Recent articles