28.9 C
New York

Wicitaanka: Adeegyada uu qabto xafiiska howlaha guud ee G/Banaadir

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; adeegyada uu qabto xafiiska howlaha guud ee Gobolka Banaadir, waxaana marti ku ah guddoomiye ku-xigeenka gobolka Banaadir ee howlaha guud Xasan Maxamed Jimcaale.
Nuur Bukhaari ayaa soo jeedinaya.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img