Shirweynaha Bankiyada iyo Maaliyadda oo ka furmay Muqdisho

0
137


Muqdisho — 
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha labaad ee Bankiyada iyo Maaliyadda Soomaaliya, kaas oo looga hadlayey arrimaha maaliyadda iyo sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka, looguna baraarugi lahaa maalgashiga.Waxaa shirkan soo qaban qaabiyey Ururka Bankiyada Soomaaliya. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here