28.9 C
Mogadishu

Soomaaliya

Sanad kadib maxay la kulmeen ganacsatada Muqdisho ee lagu amray in ay xirtaan Kaamiradaha CCTV?

, 2024-12-22 16:24:01 , Maxamed Gabobe22 Disembar 2024Ganacsatada ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa ku sugan xaalad cakiran.Dowladda ayaa ku...

Madaxweyne Xasan: Waan isku wadaynaa dagaalka Al-Shabaab iyo doorashada

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay isku wadayaan la-dagaalanka kooxda Al-Shabaab oo ay soo wadeen tan iyo baratamihii sanadkii 2022-kii...

Wicitaanka: Dr. Cawaale Cabdullaahi

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababaha ugu wacan in musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa aan dabiiciga aheyn ay ku...

Muxuu Dastuurku ka qabaa in maamul goboleed ka tirsan dowladda federaalka uu sameysto lacag u gaar ah?

, 2024-12-22 14:07:42 , XQoraalka sawirka, Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay qorshe lagu soo bandhigayo lacag cusub oo Puntland...

Dhallinyarada sameeya alaabta guryaha oo ku soo badanaya Boosaaso

Boosaaso —  Magaalada Boosaaso ayaa waxaa sanadihii ugu danbeeeyay ku soo kordhaaye dhallinyaro ku shaqaysta xirfada sameynta alaabta guryaha, kuwaas oo soo saara naqshado...

Sidee looga falceliyey lacagta uu Deni sheegay in ay sameynayaan?

Qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Boosaaso ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay hadalkii madaxweynaha Puntland uu ku shaaciyay in maamulkiisa...

Maxay ka dhigantahay in madaxweyne Emmanuel Macron uu Itoobiya ku taageero inay bad hesho?

, 2024-12-22 11:44:03 , Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha - ItoobiyaQoraalka sawirka, Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo booqasho ku tagay Itoobiya22 Disembar 2024Madaxweynaha Faransiiska...

Booliska Soomaaliya oo u dabaal-degay sanad-guuradiisa 81-aad

Booliska Soomaaliya ayaa maanta xusay sanad-guuradooda 81-aad ee aas-aaska ciidanka booliiska. Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud oo ka hadlayay munaasabadda maalinta booliiska ayaa sheegay...

Martida Makrafoonka: Danjire Ilyaas Cali Xassan

Muqdisho — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Danjire Ilyaas Cali Xassan, waxaana uu ka hadlayaa...

Madaxweynaha Puntaland ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Madaxaweyanaha Pund Saciid Cabdulaahi Deni oo toddobaadyadii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Carmo ee gobolka Bari ayaa xilli uu kaga qaybgalayay munaasabad lagu...

Ganacstada Soomaalida ee Kenya oo ka Hadlay Maalgashiga Mashruuca Muqdishada Cusub

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dhowaan Muqdisho kula kulmay ganacsatada Soomaaliyeed oo isaga kala yimid dalal kala duwan ayaa u soo bandhigay...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey. Read More

Recent articles