25.5 C
Mogadishu

Soomaaliland

Martida Makarafoonka: Xil. Xuseen Ismaaciil Jaamac

Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada ee...

Qareenada Somaliland oo soo dhaweeyey wareegto kasoo baxday madaxweynaha

Hargeysa —  Ururka Qareenada Somaliland ayaa soo dhaweeyey wareegto Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ka soo saaray arrimaha kufsiga taasi oo uu ku...

Muuse Biixi oo mar kale farogelin ku eedeeyey Xasan Sheekh

Hargeysa —  Somaliland ayaa xalay laga xusay munaasabada 26-ka June. Somaliland waxay horay u sheegtay in midnimadii ay la gaartay Koonfurta Soomaaliya ay la...

Muqdisho oo xalay laga xusay munaasabadda 26-ka June

Muqdisho —  Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabadda 26-ka June oo ku saabsan maalintii Gobollada Waqooyi ee Somalia ee hadda loo yaqaanno Somaliland...

Dib u dhac kale oo ku yimid ansixinta miisaaniyadda Somaliland

Hargeysa —  Dib u dhac kale ayaa ku yimid fadhi ay Golaha Wakiillada Somaliland ku ansixi lahaayeen miisaaniyadda sannadkan 2024-ka, kaddib marki kooramka golaha...

Madaxweyne Xasan oo mar kale ka hadlay xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xiisadda u dhexysa Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa sheegay in Addis Ababa aysan isku heysanin in ay marin...

Suuq casri ah oo kalluumeysi oo laga furay magaalada Berbera

Suuq casri ah oo kalluumeysi oo laga furay magaalada Berbera Waxaa magalada Berbera laga hirgaliyey suuq casri ah oo u gaar ah Kalluunka, ayada...

Wareysi: Barakacayaasha Burco oo loo sameeyey beero casri ah

Burco —  Ku dhawaad 2,000 oo qof oo ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Burco ayaa la sheegay in loo...

Siyaasi ka tirsan xisbiga Wadani oo Maxkamadda Hargeysa la horgeeyay, warbixin

20-kii bishan, afaafka hore ee Garoonka dayuuradaha ee magaalada Hargeysa waxaa ka dhacay mudahaarad rabshado watay, iyadoo dhagax tuur iyo rasaas ay isweydaarsadeen...

Somaliland oo caalamka u dirtay baaq la xiriira dhallinyaro ‘ku xiran’ Muqdisho

Hargeysa —  Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ugu baaqey wadamada iyo hay’adaha xuquuqda aadanaha ina y baaritaan ku sameeyaan jirdil uu sheegey in xabsiga Muqdisho...

Warbixin: Xuutiyiinta Yemen oo xiriir la billaabay Al-Shabaab

Muqdisho —  Saraakiil sare oo ka tirsan Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa sheegay, in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay xiriir iskaashi la billaabeen kooxda Xuutiyiinta...

Tartanka baaskiilka oo lagu soo geba-gebeeyey Hargeysa

Hargeysa —  Waxaa magaalada Hargaysa lagu soo geba-gabeeyey ciyaaraha baaskiilka oo ah tartan u dhaxeeyey dhallinyarada magaalada.Mas’uuliyiinta wasaaradda ciyaaraha Somaliland ayaa ka hadlay, oof...

Recent articles