[ad_1]
Muqdisho —
Waxaa sii kordhaya khilaafka dhinaca doorashada ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamullada Puntland iyo Jubaland, xilli maalintii shalay ahayd labada aqal ee baarlamanka ay ansixiyeen sharciga dhismaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo sohdimaha.
Haddaba fallanqeyn arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
[ad_2]
Read More

